.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Thursday, June 27, 2013

*Ogaysiis: "Waayeelnews" oo Dib hawada ugu soo laabtay

- Akhristayaasha qiimaha leh ee ku xidhan bloggan Waayeelnews-oow marka hore salaan, marka xiga, waxan aqbalay codsiyadiinii badnaa ee ay qaar asxaabta ka mid ahi sida joogtada ah ii soo gaadhsiinayeen ee ahaa "waar, blog-gii Waayeelnews hawada noogu soo celi!"  

Sidaa darteed, hadaba, inaga oo mudo dheer hawada ku kala maqnayn ayuu caawa, oo ay taariikhdu tahay 23/04/2018, Waayeelnews, si toos ah hawada mar labaad dib ugu soo noqdaye daalacasho wanaagsan. 

Afeef: Inta uu sii socon doono Allah ayaa garan"

CCX

No comments: